Xeer ilaaliyaha guud ee Jubbaland oo ka waramay arimaha garsoorka Jubbaland

0
321

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Maxamed shiekh Cismaan xeer ilaaliyaha guud ee Jubbaland oo ka hadlayay arimo Kusaabsan garsoorka Jubbaland ayaa sheegay in  kiisaska ugu badan ee dadka ay  layimadan maxkamada ay yihiin dhulal la isku haysto waaxaa una bulshada reer Jubbaland uu  uga Digay in aysan samaynan waraaqo been abuur ah.

Xamdi Maxamed Yaasiin,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here