Xeebta Qoryooleey ee magaalada Kismaayo oo Laga sameeyay Ol’ole Nadaafadeed

0
252

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Xeebta Qoryoolay ee  Xaafadda Faanoole gaar ahaan waaxda Mariino ayaa waxaa bilahaan waxaa buux dhaafiyay biro iyo qashin aad u badan oo xeebta lagu soo daadiyay,kuwaas oo  haleeyay Bilicda ay xeebtaan caanka ku tahay.

maadama ay tahay xeeb ay ka dhex baxdo dhir cagaaran oo aad u quruxbadan   dadka ku nool kaamka Qoryeeleey oo ag deggan xeebta iyo dhalinyarada ururka dalxiiska Jubbaland ayaa  waxey ka sameeyeen Ol’ole ballaaran oo qashinka xeebta looga guraayo.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here