Xeebta Liido ee magaalada Kismaayo oo maalmaha nasashada bulshada Kismaayo siyaabo kala duwan u tagaan

0
542

Kismaayo(Waamo Radio)Xeebta bilicda qurxoon islamarkaasina inta badan bulshada Kismaayo u dalxiis tagaan ee Liido ayaa waxaa maalmaha nasashada u dalxiis taga qeybaha kala duwan ee bulshada,sida Odayaasha,dhalinyada,haweenka,iyo caruunta.

waxaana xiliyada aroorti aada inta badan Odayaasha,halka dhalinyarada dabaasha iyo kubada u taga ay xiliyada barqadi aadaan.
waa kuwaan qaar ka mid ah dadka siyaabaha kala duwan u taga xeebta oo ka waramaya dareenkooda.
R/W,Xamdi Maxamed Yasiin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here