Xeebta Calanleey Kismaayo oo laga sameeyay Ol’ole Nadaafadeed

0
25

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Xeebta Calanleey oo kamid ah xeebaha magaalada Kismaayo ayaa maanta laga sameeyay Ol’ole Nadaafadeed, kaasi oo ay soo qabanqaabisay Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadelka Cimilada Jubbaland iyo maamulka degmada Kismaayo oo iskaashanaya.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here