Xeebta Calanleey ee Kismaayo oo Xaafadaha Qaar ku Soo Fiday

0
385

Kismaayo(Idaacadda Waamo)Mas’uuliyiinta Maamulka Degmada Kismaayo ayaa booqday Xeebta Calanleey oo ku soo fiday qeybo ka mid ah Xaafada Calanleey,taas oo keentay in dadka degan Xaafadaas ay isaga barakacaan.

Cabdinuur Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here