Kismaayo(Idaacadda Waamo)-maalmaha Jimcaha iyo Khamiista oo inta badan ah maalmo laga nasto goobaha waxbarashada iyo sidoo kale goobaha shaqada, inta badan bulshada ku nool Kismaayo waxay nasiino u tagaan xeebaha kala duwan ee magaalada si ay wakhti ugu soo qaAtaan isla markaana ay ugu soo damashadaan.
Juweyriyo Hassan Ahmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.