Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadelka Cimilada Jubbaland ayaa xeebaha magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobalka Jubada hoose ka bilowday dhir beeris iyadoo 150 geed oo lo yaqaana geedka qandalka ku beertay Xeebaha magaalada, ololahan dhir beerista ayaa Waxaa Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada Jubbaland ku wehliyay Wasiir kuxigeenka Wasaaradda iyo Agaasimaha guud ee Wasaaradda.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.