Xarun Jirka Lagu dhisto oo laga hirgaliyay magaalada Baydhabo

0
173

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Gudoomiyaha Ururka Kubada Cagta Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Axmed Cali Xasan ( Ahmed Doolar) oo ka qeyb galey Furitaanka Xaruunta jir dhiska IRON FITNESS CENTER Oo laga Furey Magaalada Baydhabo ayaa sheegay in xarunta ay muhim u tahay ciyaartoyda Baydhabo isagoona sheegay in ay qeyb ka qaadan doonto xirfadahooda Ciyaareed.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here