Xarunta Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Jubaland oo laga Sameyay ol-o’le nadaafadeed

0
284

Kismaayo (Idaacadda Waamo) Si loo xoojiyo bilicda xarunta Wasaardda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Dowlad Goboleedka Jubaland oo dhawaan Dib u dayac tir lagu sameeyay  ayaa waxaa laga sameeyay  ol-o’le Xoogan oo lagu Nadiifinayay Qeybaha kala duwan ee dhismaha xarunta Wasaaradda waxaana ol-o’lahaas ka qeyb galay Wasiirka, Wasiir ku-xigeenka iyo shaqaalaha Wasaaradda.

Iidle Aadan Maxamed,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here