Xarunta Talo-wadaag ee magaalada Kismaayo oo Lagu soo kordhiyay xirfado cusub

0
263

Kismaayo(Idaacadda Waamo0)-Xarunta Talawadaag oo Lagu barto Farsamada gacanta ayaa waxaa lagu soo kordhiyay adeegyo kale duwan oo ay ku baranayaan  Haweenka.

xarunta ayaa waxaa lagu soo kordhiyay hagaajinta Basbaaska dalka ,Dhuxusha iyo Sisinta oo ay makiinad mariyaan.

Hodan Odawaa Kediye oo ka mid ah Haweenka ku mideeysan xarunta Talawadaag ayaa wax ay warbahinta uga warbixisay waxyabaha ay farsameyaan.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here