Xarunta Taliska Qaybta Booliska Gobolka Jubbada Hoose ee Kismaayo oo laga dhagax dhigay Masaajid

0
33

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Xarunta Taliska Qaybta Booliska Gobolka Jubbada Hoose ee magaalada Kismaayo oo ah xarunta ugu weyn oo ay ku shaqeeyaan Ciidanka Booliska Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxaa todobaadkan laga dhagax dhigay Masaajid loogu talagalay iney ka faa’iideystaan ilaa 500 oo ruux.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here