Xarunta Talawadaag ee magaalada Kismaayo oo Haweenka lagu baro xirfado kala gedisan.

0
406

Kismaayo(Idaacadda Waamo)Haweenka Soomaaliyeed ayaa tan iyo burburkii dowladii dhexe u suurta gelin in ay helaan goobo lagu baro xirfado ay nolosha qoysaskooda ay ku maareeyaan,balse waxaa mudooyinkii u dambeeyay soo kordhayay goobaha sida gaarka ah Haweenka wax loogu baro.

Xarunta hormarinta Haweenka ee Talawadaag waxaa dhigta in kabadan 200 oo Haween ah,kuwaasoo la baro xirfado kala gedisan,oo aysan ka marneyn aqoonta kale ee maadiga.
Cabdiraxiim Deeq Muuse ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here