Xarunta Midnimo ee magaalada Kismaayo oo haweenka lagu baro xirfado kala gedisan.

0
443

Kismaayo(Idaacadda Waamo)Xarunta Haweenka lagu baro xirfadaha kala duwan ee midnimo ayaa waxaa ardayda dhigata lagu baraa xirfado ay ka mid yihiin,Cilaan saarka,karinta dharka Alhindiga,iyo aqoonta kale ee maadiga ah.

Qaar ka mid ah Ardayda la baro casharada kala duwan ayaa ka waramay waxyaabaha sida gaarka ah loo baro iyo muhiimada ay u leeyihiin.
Macalin Abuukar Cusmaan oo ka mid ah macalimiinta Ardayda siiyo casharada ayaa ka hadlay dhankiisa habka ay Ardayda wax u baraan iyo mudada uu ku soo dhex jiray howlahaan.
Cabdiraxiim Deeq Muuse ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here