Xarunta lagu barto Computer-ka oo ay gacan ka gaysatay hay’adda ARC oo dad badan ka faa’iidaysteen

0
310

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Hay’adaha ka howl-galo magaalada kismaayo waa kuwa u taagan in ay ka  han-qab tiraan baahiyaha kale duwan ee bulshadda.

Hay’ada ARC wax ay bixisaa mashruucyo kale duwan ee farsamooyinka kala duwan.

Xarunta Returnes support center (RSC)  oo lagu talo galay in ay ka faa’iideystaan dhalinyarada wadankoda dib ugu soo labtey si ay ooga faa’iideystaan farsamooyin ay noloshooda ku maareeyaan.

Cabdinuur Sabriye,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here