Xarunta horumarinta Haweenka degmada Kismaayo oo Soosaartay Haween Xirfadlayaal ah.

0
507

Kismaayo(Idaacada Waamo)Xarunta Hormarinta Haweenka ee degmada Kismaayo oo la aas-aasay  sanadkii 2014,kii ayaa waxaa ka faa,iideystay hataan arday badan oo xirfadihii kala gedisanaa la baray ku shaqeysta.

Haweenka ayaa goobtan lagu baraa xirfado ay ka mid yihiin Harqaanka,dhar karinta,sameynta agabyada dhaqanka,iyo waxbarashada asaasiga ah.
Cabdiraxiim Deeq Muuse ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here