Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Waxaa xarunta horumarinta haweenka degmada Kismaayo lagu qabtay kulan wacyi galin ah oo lagaga hadlay arrimaha tacaddiyada iyo anshax xumada ay haweenku la kulmaan. Kulanka waxaa ka qayb galay haween deegaanka ah, masuuliyiin ka socda Wasaaradda Haweenka, Arrimaha Qoyska iyo Xuquuqul Insaanka Jubbaland, iyo ururo bulshada rayidka ah.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.