Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Xarunta horumarinta Haweenka Jubbaland oo ku taala Magaalada Kismaayo ayaa ah xarun muhiim ah haweenka laguna baro xirfadaha kala duwan gacanta sida cilaan saarka, cunto karinta, dhar karinta iyo xirfado kale oo muhiim u ah haweenka deegaanka.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.