Xarunta Hal-abuurka xirfadlayaasha Beeraleyda Soomaaliyeed oo Xariga laga Jaray

0
17
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka XFS oo maanta xarigga ka jaray xarunta hal-abuuka xirfadlayaasha beeraleyda Soomaaliyeed.
Xarunta ayaa waxaa lagu talagalay in ay ka faiidesataan ardeyda Somaliyeed ee wax ka barta jamaacadaha kale duwan ee Somalia iyo beeraleyda xirafadaha u leh tabcashada Beeraha.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here