Xarunta Habla Kaab oo soo saarto haween leh xirfado kala kala duwan.

0
310

Xarunta Habla Kaab ee magaalada Kismaayo ayaa waxay soo saartaa haween bartay xirfado kala duwan oo ay ku shaqeystaan,waxaana ka faa’iideystay haween u badan dhalinyaro.

Waxaa warbixintaan inooga diyaariyay:Abdinuur Samriye

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here