Xarunta Farsamada gacanta JTI oo Dhalinyarada lagu baro xirfado ay ku shaqeystaan

0
39
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Xarunta JTI  oo kamdi ah xarumha lagu barto xirfada farsmada gacanta ee ku yaallo deegaanada Jubbaland gaar ahaan kuwa ku yaalo degmada Kismaayo ayaa soo saarto dhalinyaro badan oo bartay xirfado kala duwan oo noloshooda ku maareyn karo.
Hadaba dhalinyarada halkaasi wax ku barta ayaa ka warbixiyey waxyaabaha ay ka bartaan xarunta JTI ee Farsamada gacanta.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here