Xarunta dowlada hoose ee degmada Kismaayo oo dib u dhis lagu sameeynayo

0
159

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka wasaaradda arimaha gudaha fedaraalka iyo dib u heshiisiinta dowlad goboleedka Jubbaland oo ay weheliyaan Maamulka degmada Kismaayo ayaa maanta dhagax dhigay dhismaha cusub ee xarunta dowlada hoose ee degmada Kismaayo oo dib u dhis lagu samaaynayo.

Manaasbaana kooban oo lagu dhagax dhigayay xarunta degmada Kismaayo ayaa waxaa ka soo qayb galay qaar ka mid ah bulshada rayidka ah ,shaqaalaha Wasaaradda arimaha gudaha iyo kuwa dowladda hoose ee degmada Kismaayo.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here