Xarunta Dhexe ee Xaafada Calanley oo dib u dhis Lagu Sameynayo

0
219

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Xarunta dhexe ee Xaafada calanley oo  ah xarun bulshada loogu adeego ayna horay u deganeyd Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Kheyraadka bada Jubbaland ayaa dib u dhis lagu sameynayaa waxaa ayna dib u dhiska ka dib  noqon doonta goob Lagu keydiyo khayraadka bada.

Hamdi Mahamed Yaasiin :- ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here