Xarunta Dhaxalreeb oo Muqdisho ku qabatay bandhig ku saabsan cilmibaaris ah

0
21

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Xarunta hormarinta hogaaminta dhaxal reeb ayaa Magaalada Muqdisho ku qabatay bandhig ku sabsan cilmi baris lagu sameyay sahanka qalin jibiyasha jamacada dalka ee 2018 iyo 2022 waxana cilmi baristan kaso shaqeyay qubura ku taqasusay hananka cilmi barista bandhiga cilmi barista ayaa lagu so bandhigay wadarta guud ee ardeyda ka qalin jibisay jamacadaha dalka oo ey sosareen iyo kuliyadaha ugu badan ee ey ka qalin jibiyeen waxana madasha lagu sobandhigayay goob joog ka aha prf macalimiin ardey iyo bulshada qeybaheda kala duwan waxana ugu horeen goobta kahadlay oo kaso qebgalayasha u sharaxay barnamijka mareya barnamijada xarunta dhaxal reeb cabdulahi yuusuf Ibraahim.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here