Xarunta Caafimaadka Balidhiig ee Gobolka Togdheer oo lagu soo kordhiyay qeyb cusub

0
57

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Isuduwaha Horumarinta Wasaradda Cafimadka Gobalka Togdher ayaa Xarunta Cafimadka Degmada Balidhiig ku Kordhiyay Qaybaha Shaybadhka iyo Dhiig-Shubista Si isbitaalka o u daboola baahiyaha cafimaad ee ka jiro Degaan kaasi.

Qeybaha Shaybadhka iyo Dhiig-Shubista ee Lagu kor dhiyay Xarunta Cafimadka Degmada Balidhiig ayaa hori waxaa u cod saday Bulshada ku nool degmadaasi.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here