Xarunta Agoonta Taakulo ee Degmada Caabudwaaq oo Fasalo cusub lagu kordhiyey

0
45

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Munasabad Xariga looga jarayey Fasala Cusub oo lagu soo kordhiyay dugsiga Agoonta taakulo ee magaalada Cabudwaaq ayaa waxaa kasoo qeyb galay Xildhibaano katirsan baarlamanka Federaalka Soomaaliya maamulka degmada Caabudwaaq, waxgarad, dhalanyaro, Haween iyo marti sharaf kale oo lagu casuumay.

Mowliid Abdi  ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here