Xarun loogu talagalay daryeelka Hooyada iyo dhallaan oo laga hirgaliyay magaalada Baladwayne

0
13

Kismaayo(Idaacadda Waamo)- Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan ayaa laga hirgaliyay xarunta caafimaad oo loogu talagalay dareeylka hooyada iyo dhalaanka taasi oo ay ka shaqeeyaan dhaqaatiir wax ku baratay gudaha dalka.

Xarunta caafimaad ayaa ku taalla xaafadda Xaawa taako ee magaalada Baladweyn oo baahi badan looga qabay.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here