Xarun loogu tala galay daweeynta Maqaarka oo laga furay Baladweyne

0
40

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Maagalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa laga hir galiyay xarunta Agam oo lagu daweeyo cudurada ku dhaco Maqaarka, Cidiyaha iyo Timaha.

Xaruntaan oo ay baahi weyn u qabeen bulshada Magaalada ayaa waxaa hirgaliyay dhaqtar ku taqsusay  Cudurada Maqaarka.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here