Xarun lagu soo kordhiyay xarunta Dhalinyarada Maamuus oo xariga laga jaray

0
256

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo ayaa waxaa lagu qabtay munaasabad xariga looga jarayay qayb cusub oo lagu soo kordhiyey Maamuus Garden,waxaana Xafladda  ka soo qeyb galay mus’uuliyiin ka socoday Jubbaland.

Cabdinuur Sabriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here