Xarun lagu daweeyo cudurada maqaarka iyo timaha ayaa laga furay magaalada Cadaado

0
36
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Xarun lagu daweeyo cudurada maqaarka iyo tihaha ayaa laga hirgaliyay magaalada caadado taas oo ay bulshada baahi weyn u qabeyn in ay helaan xaruntan cusub.
Qaar ka mid ah dhaqaatiirtii iyo bulshadii ka soo qeybgashay daa-furka madshay ayaa sheegay in ay soo dhaweeynayaan xarunta in ay rajeenayan in ay wax badan ka qaban doonta adeegyada ay bulshada u bahan yihiin.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here