Xarun lagu baran doono Culuumta Shareecada Islaamka oo laga dhagax dhigay Muqdisho

0
71
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Degmada Deyniile Gobalka Banaadir si gaar ah Xaafadda Barwaaqo Ayaa laga dhagax Dhigay Dhismaha Xarunta Al Haadi oo Lagu Baran Doono Culuumta Shareecada ISlaamka.

Dhismahan la dhagax Dhigay ayaa ah Masjid iyo Markas lagu Baran Doona Culuumta kala duwan ee Diinta islaamka sida, Qira’aadka, Tafsiirka Quraanka Kariimka,Axadiista iyo Fiqiga.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here