Xarun Haweenka Looga wacyigaliyo gudniinka fircooniga sido kala farshaxan Lagu baro oo ay Haween Soomaliyeed Kismaayo ka hirgaliyeen

0
214

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Xarunta Hablo-kaaba oo ay haween Soomaliyeed oo iskaashaday ay  ka hirgaliyeen magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose ayaa ah goob dumarka Lagu baro farshaxanada kala duwan ee gacanta sido kalana waxaa Haweenka Looga wacyigaliyaa dhaqamada aan wanaagsanaay sida gudniinka fircooniga oo ay dhibaatiiyin badan kala kulmaan dumarku.

Xamdi Maxamed  Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here