Wararka Xarun Caafimaad oo laga hirgeliyay Degmada Guriceel By admin - January 21, 2023 0 142 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Ururka Bisha-cas ee Soomaaliyeed ayaa Xarun Caafimaad oo cusub ka hirgelisay Degmada Guriceel, waxaana xarigga ka jaray Guddoomiyaha Degmada Faarax Cabdi Macalin. Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay. http://radiowaamo.so/wp-content/uploads/2023/01/warka-iidle-Xarun-Caafimaad-oo-laga-hirgeliyay-Degmada-Guriceel.mp3 Share this: Click to share on Facebook (Opens in new window) Facebook Click to share on X (Opens in new window) X