Xarun Caafimaad oo laga hirgaliyey Deegaanka Mareerta ee Gobalka Hiiraan

0
100

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Deegaanka Mareerta oo ka mid ah deegaanada hoos yimada magaalada Baladweyne islamarkaana ay ku barakeceen qoysaskii daganaa tuulooyinka ku teedsan jiinka wabiga shabelle ayaa laga furay xarun caafimaad .

Xaruntan caafimaad ayaa loogu tala galay in loogu adeego dadka danta yar waxaana hergeliyay mid kamid ah Dhallinyarada wax ku baratay Baladweyne.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here