Xarumaha Dugsiyada Qur’aanka ee magaalada Kismaayo oo Loogu baaqay in ay iska diiwaan geliyaan Wasaaradda Cadaaladda Awqaafta iyo arimaha Jubbaland

0
180

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Cadaalada Awqaafta iyo Arimaha Diinta dowlad goboledka Jubbaland ayaa baaq u diray dhammaan madaariista iyo dugsiyada Qur’aanka ee ku yaallaย  magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose .

Baaqa Wasaaradda ayaa ah mid ku aaddan in ay wasaaradda iska soo diwaan galiyaan Xarumaha Dugsiyada Qur’aanka ee aan horay Wasaaradda uga diwaan gashaneyn isla markaana ay qaataan kaarka aqoonsiga ee ay wasaaraddu bixiso.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here