Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Xarunta dhaqan celinta Abu Bakar Sadiq oo dhawaan Magaalada Kismaayo laga hirgaliyay ayaa ah xarun dhaqan celin iyo daawayn loogu sameeyo dadka ay daroogadu dilootay iyo kuwa isticmaalka maandooriyaha ka dhaxlay xanuunada dhimirka ku dhaca.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.