Xarumaha Caafimaadka ee Hooyadiyo dhallaanka oo ku soo badanaya magaalada Baladweyne

0
32

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sanadihii u danbeeyay waxaa ku soo badanayay xarumaha caafimaad ee loogu tala galay in lagu daweeyo hooyada dhalaanka kuwaasi oo ay hergeliyeen dhaqaatiir wax ku baratay dalka.

Xarumaha caafimaad ee dhawaan laga hergeliyay magaalada Waxaa kamid ah isbitaalka Hooyada iyo Dhalaanka ee City oo ku yaalla xaafadda Hoolwadaag .

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here