Xarumaha Caafimaadka Baladweyne oo fursado shaqo siiya Dhalinyarada

0
52
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-In kabadan sodan iyo labo Dhallinyaro ah ayaa fursado shaqo ka helay Isbitaalka Faaruuq oo kamid isbitaalada ku yaallo xaafada Howl wadaag ee magaalada Baladweyne.
Ugu horayn maamulaha guud ee isbitaalka Faaruuq Dr AbdiQani Ibraahin Xuseen ayaa ka warbixiyay dhalinyarada isbitaalka ka helay fusadaha shaqo isaga oo sharaxay shuruudaha lagu xushay dhakhaatiirta Isbitaalka.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here