Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dadka xoola dhaqatada ah ee ku nool Gobolka Jubbada Hoose gaar ahaan Dadka Geeleyda ah ayaa mudooyinkii danbe ka sheeganayay xanuun fara ba’an ku hayay Geela walo hada ayna sidii hore aheyn xanuunkan ku dhacay Geela ayaa saameyn ku yeeshay Dadka ka ganacsada Hilibkiisa ee ku nool Magaalada Dhoobleey.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.