Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Deegaanada Istanbuul iyo Ceeljaale ee duleedka Magaalada Kismaayo oo ay deganyihiin barakacayaal aad u tira badan ayaa waxaa ka dilaacay cudurka Jadeecada sida ay xaqiijisay Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka Bulshad ee dowlad goboledka Jubbaland caruur badan oo ka soo jeeda qoysaska barakacayaasha ayuu soo ritay xanuunka Jadeecada.
Xamdi Maxamed Yaasiin,ayaa warbixintan iooga diyaarisay.