Xanuun Ku Cusub Geela oo Lagu Arkay Gobolka Jubbada Hoose

0
180

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Sida ay Sheegeen dadka xoolo dhaqatada Gobolka Jubbada hoose gaar ah dadka Geela dhaqdo waxaa ay arkeen bilihii ugu danbeyay xunuun cusub oo laayay Geela irmaanka Nirgaha iyo Owrta kaasi oo aysan garaneyn waxa uu yahay Balse dadka qaarkii ay ku sheegeen xanuunka Fareetiyow oo Geela Kudhaca.

Iidle Aadan Mahamed ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here