Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Maamulka ururka dadka baahiyaha gaarka ah qaba ee Jubbaland oo mudooyinkii dambe waday dadaalo ay ku doonayaan inay kor ugu qadaan Aqoonta Dadka baahiyaha gaarka qaba ee ku nool deegaanada Jubbaland, ayaa sheegay iney meel fican maraya iyagoo xooga saaray in dadka baahiyaha gaarka qaba laga soo Ururiyo guryaha isla markaana lageeyo Xarumaha Waxbarasho dadka baahiyaha gaarka ah qaba ayaa barta xirfadaha kala duwan.
Juweeriya Hassan Ahmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.