Xaflad xariga looga jarayay xarunta dhaqan celinta Abuu Bakar Al Sadiiq oo lagu qabtay magaalada kismaayo

0
27

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Xalfad xariga looga jarayo xarun cusub oo dhaqan celina isla markaana la magac baxday  Abuubakia Alsadiiq ayaa lagu qabtay magalada kismaayo ee xarunta gobalka Jubbada hoose.

Munasabada Daah furka xarunta dhaqan celinta ayaa waxa kasoo qayb galay masuliyiin ka socday wasarada Awqaafta iyo diinta jubbalana culumo Awdiin maamulka xarunta iyo marti sharaf kale.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here