Xaflad lagu daah-furayey Iskuulka Salaam oo lagu qabtay Kismaayo

0
348
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Muanaasabad lagu qabtay Kismaayo ayaa waxaa lagu daahfuray iskuulka Salaam oo laga hirgaliyey magaalada.
Iskuulkan cusub ayaa waxaa furay barayaal horay uga mid ahaa bahda maclimiinta magaalada Kismaayo.
Fartuun Nuur Aadan,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here