Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dowladda hoose ee degmada Kismaayo oo kaashanaysa Wasaaradda Arimaha gudaha Federaalka iyo dib u heshiisiinta Jubbaland ayaa si rasmi ah magaalada Kismaayo uga daah-furta Nidaamka Dhijitaalka ah ee Dad dhigista mideysan ee Soomaaliya.
Nidaamka Dad-dhigista ayaa ah barnaamij muhiim u ah qeybaha kala duwan ee bulshada, waana mid ka caawinaya muwaadin walba oo u baahda in uu qaato Baasaboorka, aqoonsiyada kale sida maalinlaha ah loo qaato iyo kuwo kale oo muhiim ah.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.