Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka biyaha Jubbland ayaa dhagax dhigay xafiiska Mashruuca abaartire kaas oo laga hirgalinayao gudaha Xarunta Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha Jubbaland Ee Magaalada Kismaayo .
Munaasabada dhagax dhiga oo lagu qabat xarunta Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha ayaa waxaa koob joog ahaa wasiirka Howlaha guud iyo dib u dhiska &Wasiirka Caafimaadka iyo daryeelka bulshada dowlad goboledka Jubbaland.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.