Xafiiska Madaxweynaha Jubbaland oo Deeq raashin gaarsiiyay barakacayaasha deegaanka Yurkud

0
23

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Deeq raashin ah oo isugu jirta noocyada kala duwan ee raashinka sida Bur, Bariis, Sokor, Saliid iyo Bur kana timid xafiiska Madaxweynaha Dowladda Jubbaland mudane Axmed Sheekh Maxamed Islaam ayaa la gaarsiiyay qoysas danyar ah oo ku barakacay deegaanka Yurkud ee Gobolka Gedo.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here