Xafiiska Hantidhowrka Guud ee Qaranka oo qabtay tababar ku saabsan Fahamka Sharciga Hantidhowrka Guud.

0
28

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Aqoon Isweydaarsi uu soo qaban qaabiyay Xafiiska Hantidhowrka Guud  ayaa k saabsanaa fahamka sharciga Xafiiska Hantidhowrka Guud ee JFS, ayaa loo qabtay Agaasimayaasha guud, Agaasimayaasha Waaxaha iibka Maamulka iyo Maaliyada Hay’adaha Fedaraalka.

Tababarka oo Hal maalin socday ayaa waxaa si wadajir ah uga hadlay kuxigeenka Xafiiska Hantidhowrka Guud ahna kusimaha Xafiiska Hantidhowrka Guud ee JFS mudane Abdijamaal Ismaaciil Maxamed iyo Xisaabiyaha Guud ee Qaranka mudane Cabdiraxmaan Maxamed Anas.

Juweyriyo Hassan Ahmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here