Xafiiska Hanti dhowrka Guud Soomaaliya oo ku wargelinayaa shirkadaha iney Joojiyaan Dhoofinta biraha

0
68

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Xafiiska Hantdhowrka Guud ee JFS ayaa soo saaray warqad uu ku wargelinayaa shirkadaha ku hawlan dhoofinta, qodista iyo buruburinta agabka warshadaha Dalka in ay si degdeg ah u joojiyaan howlahaasi.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here