Arday ka qalin jibisay Jamacadda African University oo maanta Xaflad lagu qabtay Muqdisho

0
20
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Tiyaatarka Qaranka magaalada Muqdishso waxaa maanta lagu qabtay munaasabad ay ku qalin jabiniyeen dufcadii sagaalaad ee Ardeyda wax ka dhigta Jamacadda African University Ardayda ayaa waxaa ay ka qalin jibiyeen heerka koowaad ee Jamaacada iyo heerka labaad ee Jaamacadda masterka.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here