Xabsiga dhexe ee Magaalada Kismaayo oo dayac tir lagu samaynayo

0
245

Kismayo-(Idaacadda Waamo)-Kudhawaad mudo 40 sano ah ayuu dhisan yahay xabsiga dhexe ee magaalada kismaayo kasoo anan helin wax dayac tir ah waxaana uu burbur aad uweyn uu kajira dhamaan qolalka xabsiga.

Wasiirka Wasaradda Cadaaladda garsoorka iyo Arimaha diinta Dowlad Goboleed ka Jubbaland Maxamed Yusuf Cumar oo sheegay in xabsi cusub laga dhisayo magaalada kismaayo si looga baaqsado Qasaare Ka dhalan karo hadii uu dumo Xabsiga.

Iidle Aadan Maxamed,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here